Waqtiga la fasaxayo duulimaadyada diyaaradaha jaadka Kenya oo la shaaciyey

Berito waxaa la fasixi doonaa duulimaadyada diyaaradaha Jaadka ka keeni jiray wadanka Kenya ee lasoo gaarsiin jiray Soomaaliya, waxaana horay u saameeyay cabsiga laga qabo xanuunka Coronavirus kaas oo kiisas laga diiwaangaliyay labada wadan. Wararka la helayo waxey sheegayaan in dowladda Soomaaliya ay shuruud ku xirtay keenista qaadka ka imaanaya Kenya, sida uu ka dhawaajiyay […]

Continue Reading

WARBIXIN: AFAR Jeer Ayuu Ku Guuleystay Ballon d’Or, Waxa Ku DAGAALAMAY Chelsea & Real Madrid, Xalay Ayuuna Kulankiisii Ugu Horreeyey Saftay – 12 Qiso Oo Ku Saabsan Xavi Simons

Bishii April ee dhoweyd ayay Xavi Simons da’diisu noqotay 17 jir, laakiin da’yarkani wuxuu bogagga hore ee warbaahinta haystay muddo sannado ah. Waxa lagu tilmaamaa mid ka mid ah ciyaartoyda ugu maskaxda badan dhinaca kubadda cagta, farsamadooduna ugu sarrayso ee kasoo baxay kulliyadda da’yarta Barcelona ee La Masia, taas oo uu ku biiray sannadkii 2010kii. […]

Continue Reading

Xog: Wasiirka kaliya ee diiday shirka golaha wasiirada tan iyo xil ka qaadistii Kheyre

Wasiirka amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale, ayaa marna ka soo muuqan shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya tan iyo markii kalsoonida lagala noqday Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, sida ay ogaatay Caasimada Online. Warar lagu kalsoon yahay oo aan ka helnay ilo kala duwan ayaa sheegaya in wasiirka amniga uu ka maqnaa labadii […]

Continue Reading

Sawirro: Cali Mahdi, Shariif iyo Xasan oo Muqdisho kula kulmay Waare + Ujeedka

Magaalada Muqdisho waxaa caawa ka dhacay kulan ay yeesheen hoggaanka Madasha Xisbiyada Qaran ahna madaxweynayaashii hore Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud iyo sidoo kale madaxweynihii hore Cali Mahdi Maxamed iyo madaxweynaha Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare. Qoraal kooban oo lasoo dhigay bogga Madaxda Xisbiyada Qaran ayaa lagu sheegay in kulankaas looga hadlay xaladda guud […]

Continue Reading

Brazilian-Israeli relations: The turning point

Jair Bolsonaro’s rise to power in 2018 launched a completely  in Brazil’s foreign policy and its relationship with Israel and the Arab-Israeli conflict. Israel and Brazil have since strengthened bilateral ties under the right-wing president. Benjamin Netanyahu made the first state visit to Brazil by an Israeli prime minister in December 2018, days before Bolsonaro’s inauguration. “Israel […]

Continue Reading

Isku day dib loogu soo nooleynayo khilaafadii islaamiga oo ka billowday Turkiga

Wargeys u dhow dowladda Turkiga ayaa dood ka abuuray dalka Turkiga, kadib markii uu boggiisa hore ku daabacay in la joogo waqtigii dib loogu dhawaaqi lahaa Khilaafaddii Islaamka ee dalka, maadaama madxafkii Hagia Sophia loo bedelay masjid. Gercek Hayat, oo uu leeyahay urur warbaahineed Dowladda taageera oo lagu magacaabo Yeni Safak ayaa soo qaatay sawirka […]

Continue Reading

Shacab dhigayey dibadbax oo maanta la rasaaseeyey iyo khasaare ka dhashay

Ugu yaraan illaa afar qof ayaa ku dhaawacantay, kadib markii maanta ciidamada ammaanka Puntland ay rasaas ku fureen dad shacab ah oo dibad-bax ka dhigayey gudaha magaalada Garoowe ee caasimada maamulkaasi. Dibad-baxayaasha oo isugu soo baxay bartamaha magaalada ayaa ka cabanayey lacago Canshuuro ah oo ay sheegeen inay ku soo dalacday wasaaradda ganacsiga Puntland. Wararka […]

Continue Reading

XOG ku saabsan kulankii madaxda DF iyo madaxda D/Goboleedyada + Sawirro

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo uu wehliyo ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa maanta Dhuusamareeb ku yeeshay kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada. Kulankan ayaa ku saabsanaa sidii loo jaangoyn lahaa qodobbada muhiimka u ah wadatashiga Heer Federaal iyo Heer dowlad Goboleed, hannaanka geeddi socodka siyaasadda doorashooyinka iyo […]

Continue Reading

Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda Boqor Salmaan oo maanta la dhigay isbital

Boqorka 84 jirka ah ee dalka Sacuudiga Salman bin Abdulaziz ayaa la dhigay isbital ku yaalla magaalada caasimadda ah ee Riyadh, isaga oo ka gubanaya kaadi haysta, sida ay maanta sheegtay wakaaladda wararka Sacuudiga ee SPA. Boqorka oo dalka Sacuudiga xukumayey tan iyo 2015-kii ayaa mari doona tijabaooyin caafimaadka, sida ay sheegtay wakaaladda oo aan bixin […]

Continue Reading

Al-Shabaab oo madaafiic khasaare geysatay ku gaaracay JANAALE

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar loo adeegsaday madaafiic oo dagaalyahano ka tirsan kooxda Al-Shabaab ay ku qaadeen qeybo ka mid ah deegaanka Janaale oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose. Wararka ayaa sheegaya in madaafiicdaasi ay qaarkood ku hoobteen xaafado ay daganaayeen dad shacabka, islamarkaana ay geysteen khasaare u badan dhaawac. Guddoomiyaha […]

Continue Reading