Imaaraadka oo diyaarado Israeli ah ku taageeraya dagaal-ooge Khaliifa Xaftar

Ilo-wareedyo Liibiyan ah ayaa shaaca ka qaaday in diyaarad uu leeyahay militariga Imaaraadka Carabta, isla markaana siday qalab badan oo militari ay ka degtay garoonka ciidanka ee Al-Jufra todobaadkii lasoo dhaafay, sida uu daabacay wargeyska fadhigiisu yahay London ee Al-Caraby Al-Jadeed. Garoonka Al-Jufra oo ku yaalla bartamaha Liibiya waxaa maamula dagaalamayaal xiriir la leh shirkadda calooshood […]

Continue Reading

UN chief: World ‘at the breaking point’ with vast inequality

United Nations Secretary-General Antonio Guterres has warned the world is at a “breaking point” and calls for a new model for global governance to tackle inequalities exacerbated by the coronavirus pandemic. Delivering the annual lecture online on Saturday, Guterres said the pandemic “has been likened to an X-ray, revealing fractures in the fragile skeleton of the […]

Continue Reading

Kuwait’s Sheikh Sabah admitted to hospital for medical checks

Kuwait’s 91-year-old ruler has been admitted to hospital for a medical checkup and the country’s crown prince will temporarily carry out some of his duties, the oil-rich nation’s state-run news agency has reported. Sheikh Sabah al-Ahmad al-Jaber al-Sabah was in “good health”, the KUNA news agency said on Saturday, citing a statement from the country’s […]

Continue Reading

Iran’s message to its people: If you revolt, you die

Since late June, 11 Iranian citizens – three in Tehran and eight in Isfahan – have been sentenced to death for taking part in in November 2019. Iranian journalist who was accused of fuelling anti-government protests through a popular Telegram channel in 2017, also received the death penalty during the same period.   Also in June, the Islamic Revolutionary Guard […]

Continue Reading

Xubno ka tirsan Daacish oo Boosaaso lagu qabtay

Ciidamada ammaanka Puntland ayaa gacanta ku dhigay xubno ka tirsan Daacish oo ku sugnaa magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Saraakiisha ammaanka magaaladaasi ayaa sheegay in xubnahaasi lagu qabtay howl-gal qorsheysan oo ka dhacay halkaasi. Sidoo kale saraakiisha ayaa tilmaamay in qaar ka mid ah xubnaha la qabtay ay ku sii jeedeen dhanka buuraleyda gobolka Bari […]

Continue Reading

Xiddigo muhiim ah oo ka maqnaan doono kooxda Barcelona kulanka ay wajahayaan Deportivo Alaves

Saxaafada gudaha dalka Spain ayaa daaha ka qaaday xaalada kooxda Barcelona kahor kulankooda ugu dambeeya horyaalka La Liga ee xilli ciyaareedkan ay ku booqan doonaan naadiga Deportivo Alaves Estadio Mendizorroza. Macalin Quique Setién iyo wiilashiisa ayaa waxay si rasmi ah u lumiyeen fursadii ay ugu guuleysan lahaayeen horyaalka La Liga ee dalka Spain xilli ciyaareedkan […]

Continue Reading

Saddex tallaabo oo uu qaaday madaxweyne Farmaajo si loo fashiliyo shirka Dhuusamareeb

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bartamihii toddobaadkan aqbalay casuumad ay madaxda dowlad goboleedyada u sameeyeen oo ahayd inuu kasoo qeyb galo shirka aaya ka talinta Soomaaliya ee Dhuusamareeb ka furmay. Wax la yaab leh ma ahayn inuu madaxweynuhu arrinkan aqbalo, marka la eego cadaadiska kaga imaanayay gudaha dalka iyo beesha caalamka ee ku aaddan […]

Continue Reading

Mikel Arteta oo sare u qaday shakiga ku jira mustaqbalka mezut ozil ee koxda arsenal

Tawabaha kooxda kubada cabta ee arsenal ee mikel arteta aya ka hadlay mustaqbalka ciyaryanka reer germany mesut ozil ee nadiga arsenal 21 jirkaan aya u ciyaarin kooxda arsenal tan iyo bishii march ee lasoo dhafay kahor inta ana loo joojin kubada cabta cudurka saf marka ah ee covid 19 Qandaraska oo hatan ku joogo mesut […]

Continue Reading

Wararkii ugu dambeeyay safarkii ra”iisul wasaraha DF somalia oo ku tagay magala dhuusamareeb

ra”iisul wasaraha DF somalia Xasan Ali Kheyre Ayaa sacadaha soo adan ee maanta lagu wada inuu gaaro oo uu kadago casimada galmudug ee dhuusomareeb Safarka Ra”iisul wasare Xasan Cali Kheyre ayaa yimid kadib madaxda maamulada kasoo sareen shirkii dhuusomareeb kaasi oo ay madaxda sarre ee dalka ugu baqeen inee kasoo qeb galaan shirka Casimada Mamulka […]

Continue Reading

Xog Ka Cusub Diyaradii Maanta Ku Bur-Burtay Baladweeyne

Garoonka diyaradaha ee baladweeyne aya maanta waxa ku bur buray diyaarad nooca xamulka ah oo rabtay inee caga dhigato garoonkaasi diyaarada oo xiligaas caga dhiga rabtay garoonkasi ku bur-burtay midaasi oo ila hada si dhab ah loo ogeen sababta ka danbeeyso ineey diyaradaasi dhacdo sida ay ogatay maanta tv diyaradaasi aya si gaar ah ugu […]

Continue Reading