WARBIXIN: AFAR Jeer Ayuu Ku Guuleystay Ballon d’Or, Waxa Ku DAGAALAMAY Chelsea & Real Madrid, Xalay Ayuuna Kulankiisii Ugu Horreeyey Saftay – 12 Qiso Oo Ku Saabsan Xavi Simons

Bishii April ee dhoweyd ayay Xavi Simons da’diisu noqotay 17 jir, laakiin da’yarkani wuxuu bogagga hore ee warbaahinta haystay muddo sannado ah. Waxa lagu tilmaamaa mid ka mid ah ciyaartoyda ugu maskaxda badan dhinaca kubadda cagta, farsamadooduna ugu sarrayso ee kasoo baxay kulliyadda da’yarta Barcelona ee La Masia, taas oo uu ku biiray sannadkii 2010kii. […]

Continue Reading

Xiddigo muhiim ah oo ka maqnaan doono kooxda Barcelona kulanka ay wajahayaan Deportivo Alaves

Saxaafada gudaha dalka Spain ayaa daaha ka qaaday xaalada kooxda Barcelona kahor kulankooda ugu dambeeya horyaalka La Liga ee xilli ciyaareedkan ay ku booqan doonaan naadiga Deportivo Alaves Estadio Mendizorroza. Macalin Quique Setién iyo wiilashiisa ayaa waxay si rasmi ah u lumiyeen fursadii ay ugu guuleysan lahaayeen horyaalka La Liga ee dalka Spain xilli ciyaareedkan […]

Continue Reading

Mikel Arteta oo sare u qaday shakiga ku jira mustaqbalka mezut ozil ee koxda arsenal

Tawabaha kooxda kubada cabta ee arsenal ee mikel arteta aya ka hadlay mustaqbalka ciyaryanka reer germany mesut ozil ee nadiga arsenal 21 jirkaan aya u ciyaarin kooxda arsenal tan iyo bishii march ee lasoo dhafay kahor inta ana loo joojin kubada cabta cudurka saf marka ah ee covid 19 Qandaraska oo hatan ku joogo mesut […]

Continue Reading