Xubno ka tirsan Daacish oo Boosaaso lagu qabtay

Ciidamada ammaanka Puntland ayaa gacanta ku dhigay xubno ka tirsan Daacish oo ku sugnaa magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Saraakiisha ammaanka magaaladaasi ayaa sheegay in xubnahaasi lagu qabtay howl-gal qorsheysan oo ka dhacay halkaasi. Sidoo kale saraakiisha ayaa tilmaamay in qaar ka mid ah xubnaha la qabtay ay ku sii jeedeen dhanka buuraleyda gobolka Bari […]

Continue Reading

Saddex tallaabo oo uu qaaday madaxweyne Farmaajo si loo fashiliyo shirka Dhuusamareeb

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bartamihii toddobaadkan aqbalay casuumad ay madaxda dowlad goboleedyada u sameeyeen oo ahayd inuu kasoo qeyb galo shirka aaya ka talinta Soomaaliya ee Dhuusamareeb ka furmay. Wax la yaab leh ma ahayn inuu madaxweynuhu arrinkan aqbalo, marka la eego cadaadiska kaga imaanayay gudaha dalka iyo beesha caalamka ee ku aaddan […]

Continue Reading

Wararkii ugu dambeeyay safarkii ra”iisul wasaraha DF somalia oo ku tagay magala dhuusamareeb

ra”iisul wasaraha DF somalia Xasan Ali Kheyre Ayaa sacadaha soo adan ee maanta lagu wada inuu gaaro oo uu kadago casimada galmudug ee dhuusomareeb Safarka Ra”iisul wasare Xasan Cali Kheyre ayaa yimid kadib madaxda maamulada kasoo sareen shirkii dhuusomareeb kaasi oo ay madaxda sarre ee dalka ugu baqeen inee kasoo qeb galaan shirka Casimada Mamulka […]

Continue Reading

Xog Ka Cusub Diyaradii Maanta Ku Bur-Burtay Baladweeyne

Garoonka diyaradaha ee baladweeyne aya maanta waxa ku bur buray diyaarad nooca xamulka ah oo rabtay inee caga dhigato garoonkaasi diyaarada oo xiligaas caga dhiga rabtay garoonkasi ku bur-burtay midaasi oo ila hada si dhab ah loo ogeen sababta ka danbeeyso ineey diyaradaasi dhacdo sida ay ogatay maanta tv diyaradaasi aya si gaar ah ugu […]

Continue Reading