Mikel Arteta oo sare u qaday shakiga ku jira mustaqbalka mezut ozil ee koxda arsenal

CIYARAHA

Tawabaha kooxda kubada cabta ee arsenal ee mikel arteta aya ka hadlay mustaqbalka

ciyaryanka reer germany mesut ozil ee nadiga arsenal

21 jirkaan aya u ciyaarin kooxda arsenal tan iyo bishii march ee lasoo dhafay kahor inta ana loo

joojin kubada cabta cudurka saf marka ah ee covid 19

Qandaraska oo hatan ku joogo mesut ozil koxda arsenal ayaa wuxuu dhacaya sanadka 2021

waxana saxafada ingiriska ay shegayan mamulka koxda arsenal ay ku fikirayan inee ka taqalusan suqa xagaga

sabab la ririira musharkiisa oo aad u sareeyo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *