Wararkii ugu dambeeyay safarkii ra”iisul wasaraha DF somalia oo ku tagay magala dhuusamareeb

WARKA

ra”iisul wasaraha DF somalia Xasan Ali Kheyre Ayaa sacadaha soo adan ee maanta lagu wada inuu gaaro

oo uu kadago casimada galmudug ee dhuusomareeb

Safarka Ra”iisul wasare Xasan Cali Kheyre ayaa yimid kadib madaxda maamulada kasoo sareen shirkii dhuusomareeb

kaasi oo ay madaxda sarre ee dalka ugu baqeen inee kasoo qeb galaan shirka Casimada Mamulka Galmudug ee dhuusomareeb

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *