Xog Ka Cusub Diyaradii Maanta Ku Bur-Burtay Baladweeyne

WARKA

Garoonka diyaradaha ee baladweeyne aya maanta waxa ku bur buray diyaarad nooca xamulka ah

oo rabtay inee caga dhigato garoonkaasi

diyaarada oo xiligaas caga dhiga rabtay garoonkasi ku bur-burtay midaasi oo ila hada si dhab ah loo ogeen

sababta ka danbeeyso ineey diyaradaasi dhacdo

sida ay ogatay maanta tv diyaradaasi aya si gaar ah ugu kiresned qaramada midoowey

iyaadoo kasoo dushay dalka jabuuti

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *